Biodegradable waxaa loola jeedaa shey ama shay u kala go'aya walxaha dabiiciga ah, carbon dioxide, iyo uumiga biyaha ee noolaha sida bakteeriyada iyo fungi, kuwaas oo aan waxyeello u lahayn deegaanka.
Guud ahaan, alaabooyinka laga soo saaro dhirta, xayawaanka, ama macdanta dabiiciga ah waa biodegradable.